Wasaarada caafimaadka dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe uga socda kulamo looga hadlayo waxyaabihii uqabsoomay sanadka sii dhamaanaya iyo qorshe yaasha sanadka cusub ee lagu hormarinyo goobaha Caasimaadka ee Puntland .
Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Hay,adaha Wasaarada ka taageera dhanka horumarinta Caafimaadka .
Puntland oo mudo 20 sano jirsatay ,ayaa goobaha caafimaadka waxaa lagu dhaliilaa in aysan oolin qalab casri ah oo dadka qaba cudurada kala duwan lagula tacaalo .
Dadka qaar ayaa daryeel Caafimaad waxa ay uraadsadaan magaalooyinka Muqdisho , Hargaisa, iyo Adis-ababa .
Dr Faarax Maxamed Warsame waa Wasiir kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland, wariye Xasan Heykal ayuu u warramay.
COMMENTS