Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa waxa uu sheegay in awaamiir adag laga soo saaray nidaamka shaqo ee Warbaahinta Puntland ,ololaha Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Puntland , Amniga , iyo khilaafka dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo dowladd goboleedyada dalka oo aan wali xal laga gaarin.
Halkan ka dhegayso.
COMMENTS