Wasiir Qarjab,”Waa Been Alshabaab Ma Qabsan Af-urur Khasaarena nama Gaarsiin”

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal u dhexeeya ciidanka dowladda Puntland iyo Alshabaab oo ka dhacay deegaanka Galgala. Mudane Qar-jab ayaa beeniyey wararka Alshabaab ay baahisey ee sheegaya inay dishey 61 askari, isagoona sheegay inay laayeen dad shacab ah oo … Continue reading Wasiir Qarjab,”Waa Been Alshabaab Ma Qabsan Af-urur Khasaarena nama Gaarsiin”