Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Arimaha Qoyska DFS Xaniifa Xaabsade ayaa sheegtay in Madaxweynaha K/Galbeed Cabdicasiis Laftagareen Ciidan ka amar qaata oo NISA ah ay weerar ku qaadeen gurigga Hoyaadeed, Sidoo kalena ay dil ugu hanjabeen habaryarteed.
Halkan ka Akhriso qoraalka ay bogooda soo dhigtay.
COMMENTS