Wasiiradii dhowaan barlamaanka Puntland kalsoonida kala laabteen ayaa maalinkii labaad waxa ay Garoowe ku soo bandhigayaan waxqabadkoodii 12-kii bilood ee ugu dambeeyey iyo qorshayaasha ay wadeen wasaaradohoodu kahor inta aysan kalsoonida waayin.
DHEGAYSO
COMMENTS