Wasiiraka Maaliyada Puntland ” Waxaan kadigaya in laysdaba mariyo Canshuurta dowlada ” (dhegayso)

Wasiiraka Maaliyada Puntland ” Waxaan kadigaya in laysdaba mariyo Canshuurta dowlada ” (dhegayso)

Wasiirka maaliyada Puntland C/laahi Caarshe ayaa maanta soo kormeeray qaabka ay ushaqeeyaan xafiisyada wasaarada maaliyada iyo shaqada ka socota dekeada Bosaaso.

Wasiirka ayaa kulan laqaatay shaqaalaha wasaarada maaliyada ee Puntland, Waxaana uu kula dardaarmay oo uu kadigay in aan laysku dayin in laysdaba mariyo canshuurta dowlada.

Wasiirka ayaa safar sho kumaraayay maalmahan gobolada Puntland

Hadaba markii uu warsiirku kormeerkiisa soo idlaaday ayuu saxaafada kulahadlay gudaha dekeada Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com