Magaaladda Badhan waxaa maanta gaaray wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Galan isago ka sheegay soo dhaweynti loo sameyeey inay iska difacayaan somali diidka oo u ula jeedo Maamulka Somaliland.
Hoos Ka daawo Soo dhaweynta loo sameyeey iyo dareenka shacabka Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag.
COMMENTS