Wasiirka Amniga Puntland oo Ku Baaqay In Ammaanka Laga Wada Shaqeeyo (DHEGAYSO)

Wasiirka Amniga Puntland oo Ku Baaqay In Ammaanka Laga Wada Shaqeeyo  (DHEGAYSO)

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa shacaka Puntland ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan adkaynta ammaanka iyo hurmarka dalka ka socda.

DHEGAYSO

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com