Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdulaahi Yuusuf Dowlad ayaa ka hadlay colaadda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.
Waxaa uu sheegay inuu soconayo dagaalka inta laga sugayo dhamaan xuduudaha Puntland oo lasoo celinayo.
Waxaa uu sheegay rag kasoo jeeda Somaliland inay ku qaylinayaan in lagu soo duulay, balse ay cadaynayaan Puntland in lasoo weeraray markii hore ayna soo ceshanayso dhammaan xuduudaha ka maqan.
Hoos kadhagayso
COMMENTS
NO WAR FOR CASH.