Wasiirka maaliyadda dowladda Puntland Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad oo ka hadlayey diidmada lacagta shillinka Soomaaliga iyo saamaynta ay kuyeelan kadho ammaanka guud ee Puntland ayaa sheegay in loo baahan yahay in dadku aysan diidan lacagtooda.
DHEGAYSO
COMMENTS