Wasiirka Amniga Xukumadda Somaaliya oo Ka Hadlay Qaraxyada Kadhaca Muqdisho (dhegayso)

Wasiirka Amniga Xukumadda Somaaliya oo Ka Hadlay Qaraxyada Kadhaca Muqdisho (dhegayso)

Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha Soomaaliya oo Saxaafada kula hadlayay Gudaha Magalad Muqdisho ayaa sheegay in mrnaba aysan macquul aheyn qaraxyada iyo dilalka ka dhaca Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in ay jiraan Madbacado daabaca Warqado digniin ah isla markaana Al-Shabaab qaata amarkooda balse diida Warqadaha ay dowladdu u baahan tahay.

dhegayso codka wasiirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com