Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland ayaa magacaabay Isuduwaha Wasaaradda ee gobola Mudug

Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland ayaa magacaabay Isuduwaha Wasaaradda ee gobola Mudug

Warqad kaso baxday Xafiiska Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha & dumuqraadiyadda Puntland Cabdi Faarax siciid Juxa ayaa logu magacabay Isuduwaha Wasaaradda ee gobola Mudug,iyaddo xilkaas loo magacabay Cabdifataax Samatar Ciise.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com