Wasiirka arimaha dibada Dowlada Federalka ah ee Soomaaliya ayaa shir Jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe wuxuu kaga hadlay arimo ku saabsan shirkii wada tashiga Puntland oo ay ka qayb galeen isaga iyo wasiiro kale iyo qodobo kale.
Hoos ka daawo.
COMMENTS