Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland ayaa maanta booqday dhismaha dekadda Garacad oo si habsami leh u socoto.
Warbixintan waxaa Garacad ka soo diray Wariye Cabdikhayr Maxamed Jaamac.
COMMENTS