Wasiirka arimaha gudaha Federalka iyo dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo waraysi siiyey radio daljir ayaa ka warbixiyey safar uu ku marayo gobalada haylaan iyo sanaag.
Waxaa uu sheegay in duruufo bulsheed ay ka jiraan deegaanadaas dowladuna ay adeegyada aasaasiga ah gaarsiin doonto.
COMMENTS