Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo Mas’uul Cusub Magacaabay

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo Mas’uul Cusub Magacaabay

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha dawlada hoose iyo hormarinta reer miyiga ee Puntland C/laahi Cali Xirsi ayaa magacaabay Xoghaya cusub ee dawlada hoose ee degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

Xoghayaha cusub ee dawlahada hoose Galdogob ayaa magacaabistiisa ay timid kadib markii xoghayihii hore ee degmadaasi uu isaga tagay xilka dawlada hoose ee degmadaasi.

AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com