Wafti uu hogaaminayay Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Cabdi Canshuur Xasan iyo Xildhibaano katirsan labada gole iyo maamulka guud ee Jaamacadda Ummadda ayaa soo gaaray dagmada Caabudwaaq
Ujeedka wafdiga soogaarey magaalada ayaa ah sidii qalab Dowladda Soomaaliya horey ugu balan qaadey Jaamacadda Ummadda Faraceeda Galmudug ee Caabudwaaq loogu wareejin lahaa.
Sawiro.
COMMENTS