Wasiirka Caafimaadka Puntland Saciid Jaamac Qorsheel oo Booqday Dhaawacyada Askarta Puntland oo lagu Dabiibayo Addis Ababa
Guddiga taakuleynta ciidamada oo uu hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka ayaa booqday cisbitaal milateriga Itoobiya oo lagu dabiibayo dhaawacyadii dagaalka #Calmiskaad ayaga oo u kuurgalaya xaaladda caafimaad ee askarta Puntland ee dhaawaca ah.
> Daljir Media
COMMENTS