Puntland ayaa digniin ka soo saartay nadaafad-darro baahsan oo ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho kuwaas oo keeni kara xanuuno halis ah.
Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in daadadkii ku rogmaday Qardho ay isku fureen suuliyaashii iyo ceelashii laga cabi jiray ee magaalada taasina ay ka dhalan karaan cuduro halis ah.
COMMENTS