Wasiirka cadaaladda oo xarigga ka jaray xarunta Ciidanka Asluubta

Wasiirka cadaaladda oo xarigga ka jaray xarunta Ciidanka Asluubta

Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Xaruntan oo ku taalla waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa ay ahayd mid muddo dheer bur bursaneyd waxaana hadda dib u dhis ku sameeyay Taliska Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.

Munaasibadda xarig jarka waxaa wasiirka kala qeybelaya saraakiisha Ciidamada Asluubta oo uu ugu horreeyo Taliya Ciidamad Asluubta Soomaaliyeed,saraakiil kale oo lagu casuumay,Warbaahinta iyo marti kale.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com