Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Siciid Maxamed Raage, ayaa maanta dib-ugu-soolaabtay Bosaaso. Wasiirka ayaa safarkiisa waxaa ku weheliyay qaar kamid ah injineeradii dhisiya dekeda Bosaaso. Wasiirka oo safar ugu maqnaa Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in dhawaan la bilaabi doono dhismaha iyo balaarinta Dekeda Bossaaso iyo wareejinteedaba.
Wasiirka hadaladiisa waxaa kamid ahaa:
- Bishii April 6, 2017 ayay ahayd markii Puntland iyo shirkada DP World ay wada saxiixeen heshiiska balaarinta Dekedda Bosaaso
- Sidoo kale 27 July 2017 Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa ansixiyay heshiiskan
Hoos kaga bogo Wasiir Siciid Maxamed Raage
COMMENTS