Wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada Dowlada Puntland Xusseen Cismaan Lugatoor ayaa waxaa uu sheegay shirkadda diyaaradaha ee Itoobiya inay xaq u leedahay inay duulimaadyo toos ah ka bilowdo Puntland iyo caalamka balse aysan jirin wax duulimaadyo gudaha ah oo ay shirkaddu samaynayso.
Wasiirka ayaa dhanka kalle sheegay in go’aanka wasiirka duulista hawada ee dowladda faderaalka uu ahayn mid ka horimaanaya duulimaadyada Puntland ee shirkadda Itoobiyaan Airlines.
Dhanka kalle digniin ayaa waxaa uu udiray shirkadaha diidan hormarka Puntland.
COMMENTS
ETHIOPIA WAXAY AAD U TAQAAN INAY KA FAA’IIDAYSATO MAR WALBA BURBURKA SOOMAALIDA.
DHINCA KASTA. XAG DHAQAALE .XAG SIYAASADEED.IYO XAG BULSHABA.
WAXAY GAADHAY ETHIOPIA INAY AY SI FIICAN U MAAMUSHO
SIYAASIYIIN ISKU SHEEGA SOOMAALIYEED.
HADEER WAXAY KU GUULEEYSATAY
INAY HAWADAADA KA SHAAQAYSATO.
OGOW HADABA SOOMAALIYOW INAAD MAANGAAB MISKIIN AH TAHAY.
OO LAGAA HORAYO.