Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland Ciise Axmed Yuusuf Xawar ayaa ku eedeeyey Puntland inay maleeshiyaad ku abaabulayso Puntland.
Isagoo ka hadlayay magaalada Hargaysa ayaa waxaa uu sheegay inay sidoo kalle Puntland kacdoon ka waddo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Eedaynta Somaliland ayaa kusoo beegmaysaa xilli maamulka hadda jira ee Puntland uu waqtiga kadhacay, Puntland ay ku jirto waqti doorasho, waxaana maamulka hadda jira waxba uu ka qaban arrimaha dhulka maqan iyo meeshii ay ku dambaysay dhaqaalle bulshada Puntland laga arruuriyay oo ay ahayd in lagu soo celiyo deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.
COMMENTS
SL vs PL=ZERO.
NABADA YAR EE AY HAYSTAAN SL & PL BAA DHIBAYSA!.
BIIXI & GAASNA WAA LABA GACAN KUDHIIGLE (KALAA SOOFA TACLAMUUN)