Wasiirka Maaliyadda DFS oo Maanta kormeer sameeyay

Wasiirka Maaliyadda DFS oo Maanta kormeer sameeyay

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Xubno la socday ayaa waxaa ay Maanta kormeereen Xarunta Canshuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa indha indheeyay sida ay u socoto Shaqada qeybta Cabshuuraha ee Garoonka Aadan-Cadde oo ay ku sugan yihiin Shaqaalo Soomaali iyo turki isugu jira ay ku sugan yihiim.

Waxaan maanta kormeeray Xarunta Canshuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo ay ka socotay shaqo wanaagsan ,Waxaa naga go’an dakhliga inaan kicino, anagoo si cad oo hagaagsan ugu adeegeyna Shacabkeena qaaliga ah ayuu yiri Wasiir Beyle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com