Waxaa maanta gegida diyaaradaha Jigjiga ee Garaad Wiilwaal lagu soodhaweeyey Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Axmed Shide iyo madaxa golaha dhexe ee xisbiga PP, Bilalf Andualem.
Waftiga waxaa Jigjiga ku soodhaweeyey Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Md. Mustafe Muxumed Cumar iyo Golaha Wasiiradiisa.
Waftigan ayaa la qorsheynayaa in ay ka qaybgali doonaan xaflad lagu soo xidhayo shir tobodaadkan u socday xubnaha golaha dhexe ee Dowlad Deegaanka Soomaalida kana mid ah xisbiga PP ee uu madaxda u yahay RW Abiy Axmed.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
Jigjiga
COMMENTS