Wasiirka Maaliyadda Puntland:“ Majirto Lacag nooga Timaaday Xildhibaano Federaal ah ”

Wasiirka Maaliyadda Puntland:“ Majirto Lacag nooga Timaaday Xildhibaano Federaal ah ”

Qardho: Wasiirka maaliyada Puntland Xasan Shire Abgaal oo caawa shir Jaraa’id qabtay ayaa beeniyey lacago la sheegay in Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federalka ah ee Soomaaliya ugu deeqeen fatahaada Qardho “Wax lacag ah oo xildhibaano ka timi nama soo gaarin.”

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com