Wasiirka maaliyadda xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga kaga qaybgalay munaasabad lagu daahfurayey qunsiyadda Soomaaalida ee magaaladaasi.
Furitaanka qunsiyaddaani oo ahmiyad gaar ah u leh Soomaaliya ayaa ku soo aadaysa xilli lafilayo in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Maanta ku wajahan yahay wadanka Sucuudiga.
SAWIRRO
COMMENTS
Wa horumar lagu talabsaday aadban usodhoweynayna
Hhh o ki arimaha dibada aya haswshas laha away mise wa sheko kale o cusub talaw
waa guul usoo hoyatay umada somaliyeed