Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Dacaale Beyle ayaa si kulul uga hadlay dadka dowladda lacagaha ka qaata ee sheega in ay yihiin Shaqaalle dowladda ka tirsan , islamarkaana aan qaban shaqooyinka loo idmaday ama aan soo xaadirin shaqadda.
Waxaa uu sheegay in ay tahay wax laga xumaado in shaqsiyaad goobo kale ka shaqeysta ay dowladda Lacag Mushaar ah ay ka qaataan
https://youtu.be/3kBQmPuml08
COMMENTS