Wasiirka Warfaafinta Jubbaland oo kawarbixiyeey Shirka Madasha ee Kismaayo (dhegayso)

Wasiirka Warfaafinta Jubbaland oo kawarbixiyeey Shirka Madasha ee Kismaayo (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Jubbaland Cabdi Xuseen Maxamed oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa wuxuu faah faahin dheraad ah kabixiyeey shirka Madasha dowlad gobaleedyada ee kasocda Maalintii labaad Magaaladda Kismaayo.

Wuxuu sheegay in shirka uu si wanaagsan Uga socdo Kismaayo ,isla markaana Madaxdu soo saari doonto warmurtiyeed dhamaystiran saacadaha soo socda ,wuxuna sheegay in mustaqbalka Dalka iyo Arrimaha doorashooyinka diirada lagu saarayo shirka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com