Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal shiikh C/raxmaana ayaa sheegay in dhawaan la bilaabayo Dagaal ka dhan ah shabaab kaasooo Dalka looga saarayo .
Mudane Maxamed Mursal shiikh C/raxmaan Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay in isbadal lagu sameeyay hugaanada taliska Xoogga Dalka si loo dar dar galiyo howlgalada Al shabaab maadaama go,aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya uu yahay in guud ahaanba Dalka laga xoreeyo nabad iyo nolal diidka Al shabaab.
Wasiirka ayaa sheegay in howlgalkaani uu ka duwan yahay kuwii hore maadaama gulufkaan Dagaal uu hugaaminaayo Madaxweynaha JFS mudane Maxamed C//laahi Maxamed Farmaajo isagoona tilmaamay inuu dhamaaday waqtigii
COMMENTS