Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Puntland Dr. Rashiid Maxamuud Yuusuf ayaa shaqada ka joojiyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Sharmaarke Yaasiin Cali.
Warqada shaqajoojinta ee ka soobaxday xafiiska wasiirka ayaa lagu caddeeyey in Agaasimaha Guud uu ku kacay amardiido iyo ficilo khalkhalgelin ku keenay shaqada Wasaaradda.
COMMENTS