Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, Abshir aw-Yuusuf, oo waraysi gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay imtaxanaadka shahaadiga ah ee maanta ka bilwoday Guud ahaan Puntland.
Wasiirka ayaa u rajeyeey ardayda oo gaaraysa 12,678 inuu Alle u fududeeyo imtaxanadkan oo ay qaadayso Dowladda Puntland, wuxuna kula dardarmay korjoogtada iyo macalimiinta inay wajibadkooda gutaan.
Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe, ayaa waraystay Wasiirka.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS