Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland Abshir Aw Yuusuf ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiyayaashii Waxbarashada Gobolka mudug iyo degmada Gaalkacyo Bashiir Axmed khalaf iyo bashiir Cabdi Faarax Waxaana Xilalkaasi si ku kmg ah loogu sii magacaabay Maxamed Yuusuf Cali Gudoomiyaha Waxbarashada gobolka Mudug Cabdi jamac maxamud Gudoomiyaaha Waxbarashada degmada Gaalkacyo.
Dhinac kale Wasaaradu waxaa aqoonsigii kala noqotay 2 School oo dugsi sare oo kala ah Mideeye(Alraxma ) iyo Cabdulaahi Yuusuf oo lagu eedeyay in aysan u hoggaansami nidaamka wasaarada isla markaana buuxin Shuruuradaha dugsiyada sare .
Wariye Jaamac Ciise Ayaa Warbixin kadiyaariyeey
DHEGAYSO
COMMENTS