Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta

Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta

Allaha unaxariisree waxaa maanta oo Jimce ah magaalada Dubai ee Dalka isutaga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

Sida ay Daljir wararka ku helayso Allaha unaxariistee Wasiirka ayaa waxa uu ugeeriyooday xanuun mudooyinkii udabeeyay uu la jiifay Isbitaal ku yaala magaalada Dubai.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com