Wasiirkii hore ee wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada Puntland D,r Cali Cabdullahaai warsame oo xilkii ku warejiyay Wasiirka cusub ee wasaarada deegaanka Puntland Saleebaan Xaaji Cabdalle, ayaa sheegay in wasaarada lagu leeyahay deen gaaraysa 17,665 doolar.
Waxa uu sheegay in xuquuqda mushahar ee ka maqan shaqaalaha wasaarada ay tahay 24 bilood .
Wasiirka cusub ee xilka lagu wareejiyay ayay arintan waxa ay ku noqotay layaab iyo ama kaag.?
Hadaba halkan ka dhegayso.
COMMENTS