Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Somaliland oo Somaliland uga digey dagaal lala galo Puntland (dhegayso)

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Somaliland oo Somaliland uga digey dagaal lala galo Puntland (dhegayso)

Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaandhigga maamulka Soomaliland, Axmed Cali Xaashi Cadami, oo ka digaya dagaal Puntland ayaa sheegay in hadii Soomaliland ay dagaal la gasho Puntland ay noqonayso in ay iyadu isqalin daarto ayna keeni karto dhib aan hore loo saadaalin.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com