Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Puntland oo booqday Jiida horre ee Yube (dhegayso|daawo)

Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Puntland oo booqday Jiida horre ee Yube (dhegayso|daawo)

Jiddaha hore ee Degmada Yubbe ee Gobolka Sanaag oo ay isku Hor-fadhiyaan Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland iyo Ciidamada somaliland ayaa waxaa manta boqdey Wafti ka kooban Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Puntland.

Xildhibaandda iyo saraakisha Booqday jiidaa hore ee yube ayaa ciidamadda Puntland ee jida hore ku sugan la hadlay wxayna kula dardaarmeen difaaca dalka.

Fu’aad Xanaano iyo xildhibaan Cabdiraxmaan dhoore, Guddoomiyaha Gobalka Sanaag Maxamuud Ciyoon iyo masuuliyin kale oo dhamaantood kamid ah dadka kaso jeeda gobalka sanaag aya halkaas kula hadlay saxaafadda.

Hoos kadaawo warbixin

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com