Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Puntland Cabdifataax Cabdinuur “Waxaan rajeynayaa Xamse Warfaa inuu qayb libaax ka qaato dimuqraadiyada Puntland,”
Hay’ada CES ayaa soo qabanqaabisay kulanka Is-xog-waraysiga lataliyaha wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka Xamse Warfaa iyo bulshada Garoowe.
COMMENTS