Waxaa qoray Aqoonyahan Abdirizak Ismail Cirro oo ka hadlaya shirka ka socda Laascaanood,

Waxaa qoray Aqoonyahan  Abdirizak Ismail Cirro  oo ka hadlaya shirka ka socda Laascaanood,

Waxaa qoray Aqoonyahan Abdirizak Ismail Cirro oo ka hadlaya shirka ka socda Laascaanood, ayaa ku bilaabay “Caqabado iyo fursado is-barkan baa horyaal Maamulka Laascaano gogoshiisu taal”. isagoo sii wata qoraalkiisa ayuu iftiimiyey dhawr qodob oo kala duwan.

1. Somaliland waxay u aragtaa Gooni-isu-taaggoodii inuu god ku riday maamulkaan cusub.

2. Puntland waxay u aragtaa in Hooyadii Federaalka la furfurayo.

3. Dawlada Federalka ee Soomaaliya waxay rabtaa In kabiirrada dugsiyada qaar isa siiyay, malcaamadda laga fakiyo, ama ugu yaraan ardayda aliflaydaa loo reebo.

4. Reerkii Harti ahaa oo xil jecayl laguu aafeeyey waxay u arkaan meeshay xildhibaanno iyo wasiirrro uga dhergi lahaayeen.

Aragtidaada nala wadaag.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com