Mar hadii Villa Soomaaliya ay go’aansatay ama xisbigayga noqo ama khalkhal maamul iyo colaad baad mudantahay sow micnaheedu ma aha Somaaliya inay maanta gacanta ugu jirto talis keligii taliye ah oo aan horay loo arag?
Madashii Samatabixinta ee Xamar ma xisbigay ku biirtay mise waxay HSM kala midaysan yihii hawsha ku socota Garoowe iyo Kismaayo?
Siyaasiyiintii, aqoonyahankii iyo dhaqanka weerarka qaawan deegaamadooda iyo dowladnimada federaalka Soomaaliya lagu yahay maxay sugayaan oo uga aamusanyihiin?
2025 haddii xaalku yahay ama heestii Birmade qaad ama daadku ku qaad waa aragti aan hada lahayn suuq siyaasadeed.
Reer nabada talo looma waayo!
WQ: Siyaas Cali Jaamac


COMMENTS
rfs201