WAXAAN ARKI JIRNAY WADDAN DOWLAD QUDHA AY LEEDAHAY EE WALI MAANAN ARAG MEEL LABA DAWLADDOOD

WAXAAN ARKI JIRNAY WADDAN DOWLAD QUDHA AY LEEDAHAY EE WALI MAANAN ARAG MEEL LABA DAWLADDOOD

WAXAAN ARKI JIRNAY WADDAN DOWLAD QUDHA AY LEEDAHAY EE WALI MAANAN ARAG MEEL LABA DAWLADDOOD MAAMULAAN | Sahra Cabdi Ibraahin, oo kamid ah Shacabka Tuli Guuleed | Xukuumadda Deegaanka Soomaalidu, Waxbarashada iyo adeegyada kale way noo qabatay ee laakiin waxa ay wax ka qabankari laadahay Oromadan dhulka Soomaalida kusoo durkaysa, Oromadu waxay rabtaa dhulka Soomaalida ee waxsoosaarka leh, inay xoog iyo xeeladba ku qaadataan, Biyo-xidheenka Marar intii la’qodanayey, way arkayeen Maamulka Deegaanka Soomaalidu oo way ku daawanayeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com