Waxbarashada Guurguurta oo laga Hirgeliyey Miyiga Magaalada Qardho (dhegayso)

Waxbarashada Guurguurta oo laga Hirgeliyey Miyiga Magaalada Qardho (dhegayso)

Urur laga magacaabo Hayaan ayaa waxbarashada guur guurta ka hirgeliyey baadiyaha hoos yimaada magaalada Qardho, iyadoona wax la bari doono dadka reer guraaga ah meesha ay u guuraana ka daba guuri doona, Maxamuud Nadiif Shire ayaa warbixintaan Qardho ka soo jeedinaya.

DHEGAYSO

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com