Waxgarad ku baaqay joojinta colaadda gobalka Sool ka soo cusboonaatay (dhegayso)

Waxgarad ku baaqay joojinta colaadda gobalka Sool ka soo cusboonaatay (dhegayso)

Dagaal beeleed u dhexeeya Beelo wallaallo ah ayaa maalin ka hor dib uga bilowday Koonfurta Gobolka Sool, waxana la xaqiijinayaa in dad badani ku nafwaayeen.

Caaqil Cali Cabdi Maxamed oo ka mid ah waxgaradka ka soojeeda gobolka sool haatana ku sugan dalka Maleysiya oo lasoo xiriiray Radio Daljir ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo Colaadda.

Dhanka kale waxa uu ugu baaqay isimada Iyo waxgaradku in ay uguntadaan sidii loo qaboojin lahaa Dagaalkaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com