Odayaasha iyo waxgaradka Magaaladda Buhoodle ee Xarunta Gobalka Cayn oo maanta la hadlay Radio daljir ayaa baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Koonfurta Gobalka Sool gaar ahaan degaanka dhumayo.
Dagaalka Belahaas oo soo noq noqday ayaa sababay dhimashadda dad kor u dhaafaya 50 qof,iyaddo tan iyo shalay ay soo baxayeen baaqyo ku saabsan joojinta dagaalkaas.
Warbixintan waxaa kaso diray Buhoodle Iid Maxamed Cabdi
COMMENTS