Yuusuf Cabdulqaadir Axmed oo kamid ah odayaasha dhaqanka degmadda Burtinle oo nagu soo booqday Xarunta Radio daljir ee Burtinle ayaa ka hadlay xaladda siyaasadeed ee dalka iyo waliba xildhibanada mooshinka dhawaan kaso gudbiyeey Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
wuxuu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in xildhibaanda Federaala ay xiligan abaabulan mooshin,wuxuuna tilmaamay in dowladda hadda jirta shacabka somaliyeed waxyaabo baddan ay u qabatay dhibaatooyin kala duwana ay soo martay.
COMMENTS