iyada oo dhawaan Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu daahfuray dhismaha wajiga labaad ee waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo ayaa waxaa taageero dheeri ah u muujiyey iyo ayidaad waxgaradka Gobalka Sanaag.
Nabadoon Cabdiqani Maxamuud Faarax oo kamid ah waxgaradka gobolka Sanaag kuna sugan magaaladda Baran lana socda howsha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo ayaa Radio Daljir uga waramay halkay ay marayso waddada iyo waxa u harsan.
COMMENTS