Imaam Rashiid Guure oo kamid ah waxgaradka Jubbaland ayaa faahfaahin kabixiyeey Heshiis marki sadexaad la dhax dhigay beelo dhawaaan ku dagalamay galbeedka Kismaayo.
Wuxuu sheegay inay tahay markii sadexaad oo heshiis la dhex dhigo beelahan dhawanahan ku dagalamayeey galbeedka magaaladda kismaayo,isla markaana uu rajaynayo inuu heshiiskan noqdo mid dhaqan gala.
Hodan Sulub oo ku sugan Xarunta Daljir Gaalkacyo ayuu u waramay.
COMMENTS