Waxgaradka Muqdisho oo ka hadlay isbadaladda Siyaasadeed ee dalka ka socda (dhegayso)

Waxgaradka Muqdisho oo ka hadlay isbadaladda Siyaasadeed ee dalka ka socda (dhegayso)

Xuseen Yuusuf Cabdiraxmaan oo kamid ah waxgaradka Magaaladda Muqdisho oo Waraysi Gaar ah sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay isbadaladda siyaasadeed ee dalka ka socda.

Sido kale wuxu ka hadlay ansixinta Ra’iisul wasaaraha cusub iyo shaqooyinka horyaala xukumadda RW Maxamed Xuseen Rooble.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com