Garaad Cabdullaahi Garaad Maxamuud Garad Dacar oo kamid ah Isimmada Puntland iyo Aas aasayaashii Puntland oo idaacadda Daljir waraysi siinayay ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladda guud ee Puntland sida xaaladda dekada Boosaaso ,Doorashada somaliland gobollada Sool iyo Sanaag iyo saami qayb-siga beelaha Puntland oo qaarkood saluug ay ka muujieen .
Dhegayso Axmed Sheekeeye oo Garoowe jooga ayuu u warramay.
COMMENTS