Maxamud muuse siciid oo ka mid ah waxgaradka Puntland ayaa ka hadlay khiaafka mamaulada iyo dawlada dhexe wuxuuna Eeda dusha uga tuuray dawlada dhexe isagoo sheegay inay u dhaqmeyso hanaan an la tashi buuxa ku jirin.
Wuxuuu ugu baqay bulshada Puntland inay ilaaliyaan wax ay wadda leyihiin oo ah Puntland ayna wada doonaan qaranimo buuxda waa sida u hadalka u dhigaye.
Dhinaca kale wuxuu taabtay doorashada Puntland ee hada loo madlanyahay qabshadeeda ,wuxuuna bulshada Puntland ugu baqay inay xushaan dad macna leh baarlamanaka si ay u keenan qof wanaagsan oo dhibta maanta jirta ka saari kara.
COMMENTS